Daawo; Weerar Gaari jiirsiin Ah Oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Al-qudus.

Bartamaha magaalada Al-qudus Ashariif ee dhulka muslimiinta falistiin waxaa ka dhacay weerar kaligii duul ah oo lala beegsaday askarta yahuuda sahyuuniyadda ah.

Weerarka oo ahaa gaari jiir-siin waxaa fuliyay halyeey kaligii duul ah muslimiinta falistiin ah, Waxa uuna halyeygaas uu beegsaday askar ka tirsab booliska yahuuda.

Inta la xaqiijiyay waxaa howlgalkaas gaari jiirsiinta ah ku dhaawacmay Todobo askari oo booliska yahuuda sahyuuniyadda ah, Iyadoona ugu dambeyntii uu shihiiday halyeyga weerarkaas fuliyay kadib markii ay toogteen askarta yahuuda.

Halkan Hoose Ka Daawo Sida Uu Weerarka U Dhacay.

Comments are closed.