Daawo: Xalqada 7-aad Ee Muuqaallada Lagusoo Bandhigayo Xummaanta Qawaaniinta Lagu Dhaqo Dalka

Mu’asasada Alkataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay baahisay qeybtii 6-aad silsilado muuqaallo tixane ah oo lagu faaqido dastuurka Soomaaliya iyo xeerarka baalmarsan shareecada Islaamka ee ay ku dhaqanto dowlada federaalka Soomaaliya.

Xalqadan waxay isdultaag ku sameynaysaa qawaaniinta ay ku dhaqanto Dowladda sida Qisaasta, Diyada, Cabista Khamrada, ka ganacsigeeda iyo sida DFS u xalaaleysay darooga canshuurna uga qaado.

Waxaa arimahaas ka hadlaya culimo waa weyn oo uu ku jiro Sheekh Maxamed Macalin Xasan iyo Shariif Cabdi Nuur oo si adag uga hadlaya arinta ku saabsan in xukunada qisaasta iyo diyada lagu bedasho xeerar gacan ku rimis ah sida xabsi iyo ganaax lacageed ama la yiraahdo xukuumada ayaa go’aan ka gaareyso sidaasna ehelkii dhiiga lahaa la duudsiiyo xuquuqdooda.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Eeg Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Doono Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

1 Comment
  1. Gumeysi diid says

    Asc walaalaha alkataa’ib waxaan leeyahay waxaad gaalada ku gumaadeen maskaxdiina iyo soo gudbinta xaqiiqda wxd kaga ilmaysiiseen gaalada iyo dhawaagiida waliba zaman ay dhalan yaradii muslimiinta ay ku mashquuleen tiktok iyo youtube mrka ilahy ha idin daayo farsamadiinana mid khyr qbta alle ha idinkaga dhigo.

Comments are closed.