Daawo: Xalqada 9-aad Ee Muuqaallada Lagu Faaqidayo Qawaniinta Ay Ku Dhaqanto Dowladda Federaalka.

Mu’asasada Alkataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay baahisay qeybtii 9-aad silsilado muuqaallo tixane ah oo lagu faaqido dastuurka Soomaaliya iyo xeerarka baalmarsan shareecada Islaamka ee ay ku dhaqanto dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.

Xalqadan 9-aad waxay Mu’assasadu ku faaqidaysa gaalnimada dhex ceegaagta waxa loo yaqaan siyaasada Genderka ee ay degsatay dowladda  Federaalka Soomaaliya waxaana xalqaddan oo ah mid muhiimad gaar ah leh kasoo muuqanaya falanqaynayana gaalnimada ku qeexan qodobkan culimo Soomaaliyeed oo kala duwan.

Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Eeg Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Doono Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

Comments are closed.