Daawo : Xarakada Ansaaru Diin Ee Dalka Maali Oo Soo Bandhigtay Filim Cusub.

filim-maaliJamaacada Ansaaru Diin ee ka dagaallanta dalka Maali ayaa baahisay Filim Muuqaal ah oo ay kusoo bandhigeyso qeyb ka mid ah howl-galleeda Jihaadiga ah ee ka dhanka ah Ciiadmada Faransiiska iyo kuwa Xukuumadda daba dhilifka ah ee dalkaasi.
Filimkan oo la daawan karo mudd0 29 daqiiqo ah waxaa sidoo kale uu soo bandhigayaa fuliyihii howl-galkii Istish-haadiga ahaa ee horraantii sanadkan lagu qaaday saldhig ay sida wadajir ah u daganaayeen Ciidamada Faransiiska iyo kuwa Dowladda Maali, halkaas oo khasaare xooggan uu ka dhashay.

1 Comment
  1. Anonymous says

    Abuu xamsah

Comments are closed.