Mu’assasada Warbaahinta ee Al-Malaaxim ayaa soo bandhigtay Filim soconaya muddo 20 daqiiqo ah, kaas oo ka warbixinaya howl-galkii fashilmay ee Ciidamada gaarka ee Mareykanka ay dabayaaqadii bishii January ee horraantii sanadkan ay ka fuliyeen deegaanka Yakala ee Gobolka Al-Beydaa ee bartamaha dalka Yemen.
Filimka waxaa kasoo muuqanaya hogaamiyeyaal ay ka mid yihiin Sheekh Qaasim Al-Riimi iyo Khaalid Baadharfi, waxaana sidoo kale lagu soo bandhigayaa wareysiyo lala yeelanaya qaar ka tirsan dadka deegaankaasi ku nool.
Halkan Ka Dhageyso Warbixin Af-somali Ku Baxeyso Oo Laga Diyaariyay Filimka.
Halkan Hoose Ka Daawo Filimka.
Calamada.com