Daawo+Dhageyso Tarjumada Kalimada Dr Ayman Al-dawaahiri Iyo Halganka Bariga Afrika.

Mu’asasada As-Saxaab, garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ayaa baahisay Kalimad la daawan karo muddo 27 daqiiqo ah oo uu sheekhu kaga hadlayo taariikhda halganka soo jireenka ee ilaa hadda ka taagan bariga Africa ee u dhexeeyey Muslimiinta iyo Gaalada.

Kalimadan waa xalqadii 10aad ee silsilada loogu magac daray Al-Rabiic Al-Islaami ama “Gu’ga Islaamiga” oo uu sheekhu inta badan kaga hadlo muhiimada midnimada Muslimiinta, taariikhda iyo xaaladaha ay ku sugan yihiin saaxaadka Jihaadiga ee dunida Islaamka.

Xalqadan wuxuu sheekhu lugta ku soo marinayaa siraaca ka socda mandiqada aan ku noolnahay ee leh taariikh siraac oo soo jireen ahaa tan iyo soo bixitaankii islaamka. Xalqadan waxaa cinwaan looga dhigay “Bariga Afrika Dhufeyska Koonfureed Islaamka”

Waa Kalimad ka kooban dhowr qaybood, Waxaana hadda la baahiyey qeybtii 1aad ee soconeysa muddo 27 daqiiqo ah, Wuxuuna sheekhu tilmaamayaa in uu soo gudbin doono qeybaha xiga ee xalqadana, uuna ka warami doono siraaca hadda taagan ee xaqqa iyo baadhilka ku dhex maraya bariga Africa.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa Kalimaddan aadka Muhiimka u ah ee uu Jeediyay Amiirka guud ee Mujaahidiinta Caalamka Allaah ha dhowra Xakiimul Ummah Dr Ayman Al-dawaahiri ku tarjumtay Luqadda Somaliga.

Halkan Ka Dhageyso Tarjumada Kalimadda.

Halkan Ka Daawo Kalimadda Xakiimul Ummah.

Halkan Ka Degso Kalimadda Dr Ayman Al-dawaahiri.

Halkan Ka Doono Linkiyo Fara Badan Oo Kalimadda Ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Kalimadda Oo Tarjuman.

Calamada.com

Comments are closed.