Daawo+Dhageyso Xakiimul Ummah Oo Jeediyay Kalimad Mareykanka Ku Wajahan+Tarjumad.

Kalimadan oo ay baahisay mu’asasada As-Saxaab, lana daawan karo muddo 17 daqiiqo ah ayuu Amiirka Mujaahidiinta Al-Qaacida Sheykh Dr. Ayman Al-Dawaahiri –Xafidahullaah- kaga hadlay dhaqanada iyo talaabooyinka ka dhanka ah Islaamka iyo Muslimiinta ee uu ku kacay hogaamiyaha dowlada Saliibiyada Mareykanka Donald Trump tan iyo markii uu la wareegay talada wadanka

Kalimada oo cinwaan looga dhigay “Mareykanka waa cadowga ugu horeeya ee Muslimiinta” ayuu sheekhu ku sheegayaa in talaabooyinkii ugu dambeeyey ee uu ku dhaqaaqay hogaamiyaha Mareykanka ay daaha ka rogeen xaqiiqda siyaasadda Mareykanka ee ku wajahan Muslimiinta, iyo in dagaalkoodu yahay dagaal ku saleysan caqiidada oo u dhexeeya Beybalka iyo Kitaabka Qur’aanka.

Sheekha ayaa tilmaamay in Trump iyo shacabkiisa gaalada ah ay hadda banaanka soo dhigteen cuqdada iyo cadaawadda ay u hayaan Muslimiinta, qof waliba oo ku dagnaana loo baahan yahay in uu ku baraarugo.

Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Amiirka Oo Af-somali Lagu Tarjumay.

Halkan Ka Daawo Kalimadda Xakiimul Ummah.

Halkan Ka Doono Linkiyo Fara Badan Oo Kalimadda Ah.

Calamada.com

Comments are closed.