Shilkan gaari waxa uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafada Buulo Xuubey ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho’iyadoona shilka uu sababay khasaara kala duwan.
Shilka ayaa yimid kadib markii gaari nooca Cara gadiska ah uu ku dul rogmaday Moota Bajaaj ah oo dad ay lasocdeen.
Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay shilka gaari mid kalane waa uu ku dhaawacmay kaasi oo dhaawiciisa loola cararay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.
Inta badan magaalada Muqdisho waxaa ka dhaca shilal gaari oo isugu jira gaadiidka shacabka oo isku dhaca ama gaadiidka Kufaarta Afrikaanta iyo kuwa dowlada Ridada federaalka oo si bareer ah u jiira dadka shacabka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Muqdisho Somali.