Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Deegaanka Dhamase.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Deegaanka Dhamase.

calamada June 25, 2016 1 min read
108

deegaanka546Wararka ka imaanaya deegaanka Dhamase Kenya oo ka mid ah deegaanada ku yaala dhulka Kenya xooga kaga heysata Somali ayaa sheegaya in habeenkii xalay weerar uu ka dhacay deegaankaasi.

Xalay saqdii dhexe ayay ciidamo katirsan xarakada Shabaabul Muajaahidiin waxay weerar ku qaadeen saldhig melleteri oo ciidanka Nasaarada Kufaarta Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Dhamase oo xadbeenaadka ku dhaw.

Dad ku sugan gobolka Gedo ayaa soo sheegay in dagaallada oo saacado badan qaatay ay saameyn ku yeesheen gudaha dhulka Soomaalida NFD.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in intii uu dagaalku socday ay gubatay shirkadda Isgaarsiinta Safaricom ee Kenyaatigu dhawaan ka dhiseen Dhamase.

Ciidamada Mujaahidiinta  Al Shabaab ee Weerarka qaaday ayaa la sheegay in ay bartilmaameedsadeen teendhooyin Dhamase uga dhisnaa ciidanka gumeysiga Kenya.

 Dhanka kale ciidamada Nasaarada Kenya ayaa weerarka kadib madaafiic ku garaacay deegaano iyo tuulooyin hoostaga deegaanka xalay lagu weeraray Nasaarada Kenya.
Si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha nafeet iyo iyo midka hantiyadeed ee Nasaarada Kenya kasoo gaartay dagaalka culus ee xalay ka dhacay deegaankaasi.
Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf Iyo Fadliga Tobanka Dambe Ee Ramadaan.
Next: Dhageyso Darsiga 20-aad Ee محاضرات رمضانية.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.