Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ku qaadeen mid ka mid ah saldhigyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen gobalka Shabeelada hoose.

Dagaalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay saldhiga ciidamada Shisheeye ay ka sameysteen deegaanka Ambareso oo ah deegaan dhaca duleedka degmada Baraawe ee gobalka Shabeelada hoose.

Saldhiga waxaa ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobalka Shabeelada hoose si rasmi ahna looma xaqiijin khasaaraha ciidamada Kufaarta kasoo gaartay dagaalkaasi.

Dagaalkan waxa uu imaanaya xilli Habeen hore ciidamada Shabaabul Mujaahdiin dagaal culus ku qaadeen saldhiga ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen xeradii hore Maslax oo ku taala duleedka Xaafada Suuqa Xoolaha degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho.

Calamada.com

Comments are closed.