Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Dagaalkan oo ahaa mid u dhaxeeya ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa maleeshiyaatka dowada Ridada ayaa ka dhacay xaafada Suuqa Xoolaha degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Xarakada Mujaahdiiinta Hubka culus iyo daryanka rasaasta ee leysku adeegsanayay dagaalkii xaley ayaa siweyn looga maqlayay xaafadaha qaar ee Muqdisho.
Maleeshiyaadkan laweeraray ayaa dhibaato ku hayay bulshada ku dhaqan degmada Huriwaa, iyagoo isbaaro dhigtay halka loo yaqaano biyadegeenka xaafada Suuqa xoolaha balse geesiyada towxiidka oo u taagan difaaca diinta islaamka iyo ilaalinta sharafta dadka muslimiinta ayaa dagaal kala hortagay.

Saraakiisha ciidanka mujaahidiinta ayaa idaacada islaamiga andalus u sheegay in qasaare kala duwan cadowga ashahaado ladirirka lagu gaarsiiyay dagaalkii xaley.

Weerarkan  ayaa ku biiraya camaliyaatka Bisha Ramadaan Mujaahidinta ay ka wadaan Magaalada Muqdisho kuwaas oo galaaftay nolosha Saraakiil iyo Askar fara badan oo katirsan kooxda Ridada Soomaaliya..

Dhowaan ayay aheyd markii madax ka tirsan murtadiinta ay ka qayla-dhaamiyeen weerarada Mujaahidiinta ee kusii baahaya caasimadda Soomaaliya ee ku jirta gacanta Saliibiyiinta iyo murtadiinta dabadhilifyada u ah.

Comments are closed.