Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Culus OO Ka Qarxay Gobalka Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Culus OO Ka Qarxay Gobalka Shabeelada Hoose.

January 15, 2017

Mujaahidiinta dagaal leegoDagaal culus ayaa ka qarxay degmada Qoryooley ee gobalka Shabeelada hoose oo ka mid ah goobaha Kufaarta iyo Murtadiinta kaga suganyihiin gobalkaasi.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa la xaqiijiyay in dhowr jiha ay ka weerareen degmada oo gudahooda fariisimo ay ku leeyihiin maleeshiyaatka dowlada federaalka’iyadoona askarta shisheeyaha ay difaacyo ku leeyihiin duleedka degmadaasi.

Dagaalka waxaa la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan kaasi oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlayo deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobalka Shabeelada hoose.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka degmada Qoryooley ayaa sheegaya in durba ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin gudaha u galeen qeybo badan oo ka mid ah degmada Qoryooley.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha Dagaalka Qoryooley.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Askar Fara Badan Oo Dowlada Uganda Kaga Dhimatay Qarax Ka Dhacay Leego.
Next: Qarax Khasaara Dhaliyay Oo Lala Beegsaday Askar Kenyaati Ah.

Related Stories

Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidanka DF Oo Ka Dhacay Hiiraan.

November 23, 2022
Dagaal Lagu Jabiyay Ciidanka Danab Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Lagu Jabiyay Ciidanka Danab Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

November 23, 2022
Qaraxyo Lagu Beegsaday Yahuudda Ku Sugan Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Lagu Beegsaday Yahuudda Ku Sugan Qudus.

November 23, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.