Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Iyo Dil Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Gobalka Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Iyo Dil Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Gobalka Sh/hoose.

March 27, 2018

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaal culus ku qaadeen isbaaro maleeshiyaatka dowlada Ridada ay dhigteen deegaanka Buulo-fooliya ee degmada Afgooye.

Dagaalkan markii muddo kooban uu socday ayeey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta goobta isbaarada waxeyna burburiyeen goobtaasi oo aheed isbaaro maleeshiyaatka dowlada ay si aad ah ugu dhibaateyn jireen dadka iyo gaadiidka.

Dhanka kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ku dileen askar ka tirsan Maleeshiyaatka Murtadiinta kaasi oo sigaar ah uga tirsanaay maleeshiyaatka ay tababartay dowlada Ridada Imaaraatka Carabta.

Dilka iyo dagaalka ka dhacay degmada Afgooye waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin sidoo kae dagaallo culus ay ku qaadeen saldhigyada ciidamada Kufaarta Kenya iyo kuwa Uganda ay ka sameysteen degmada Baraawe ee gobalka Shabeelada hoose iyo deegaanka Husingow ee gobalka Jubbada hoose.

Calamadacom

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Cali Dheere Oo Ka Hadlay Arrimo Muhim ah.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Gobalka Baay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-Jimco-01-05-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga
  • Warar

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka-Jimco-01-05-1444-Hijri.

November 25, 2022
Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Xerada Daynuunaay.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Duqeeyay Xerada Daynuunaay.

November 25, 2022
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-05-1444 Hijri

November 25, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.