Dagaal Ka Dhacay Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahdiin waxey dagaal culus ku qaadeen fariisin maleeshiyaatka dowlada Ridada ay ka sameysteen qeybo ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Dagaalkan waxey ciidamada Mujaahidiinta sigaar ah ugu qaadeen fariisinka maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen agagaarka dhismaha Wazaaradii hore Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho,dhawaaqa rasaasta dagaalka waxaa si aad ah looga maqlayay xaafada badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Warar hoose oo aan helnay waxey sheegayaan in tiro ka tirsan maleeshiyaatka dowlada dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen dagaalkaasi,saacadihii lasoo dhaafay ayeey aheed markii sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahdiin toogasha ku dileen Xasan Dheere oo ahaa madaxii dambi baarista maamulka dowlada Farmaajo ugu magacaaban degmada Yaaqshiid ee magaaladan Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Comments are closed.