Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.

October 14, 2018

Ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala WI Jubooyinka ayaa maanta ka hortagay dhaq-dhaqaaqyo arbushaad ah oo maleeshiyaat ka tirsan murtadiinta ay ka wadeen deegaanka Baarsanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.

Maleeshiyaatkan oo ay hawada ka ilaalinayeen diyaaradaha Mareykanka ayaa saaka ka soo dhaqaaqay saldhigga ay ku leeyihiin deegaanka balse waxay la kulmeen weeraro xoogan oo dhabagal ah sida ay noo sheegeen saraakiisha Mujaahidiinta.

Ciidamada Mujaahidiinta oo ka war hayay dhaqdhaqaaqa maleeshiyaatkan ayaa weerar qorsheysan kala hortagay cadowga, waxaana barqanimadii maanta halkaasi ka dhacay dagaal culus iyadoona ugu dambeyntii ay Mujaahidiintu ku guuleystay in ay jabiyaan maleeshiyaat, ayna dhegta dhiigga u daraan.

Khasaare kala duwan ayaa weeraradaas ka soo gaaray maleeshiyaatka Murtadiinta, waxaana uu ku soo aadayaa iyadoo dhowr jeer Mujaahdiiinta ay sidan oo kale weeraro uga fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo kuwaas khasaare isugu jira bakhti iyo dhaawac uu ka soo gaaray murtadiinta iyo Saliibiyiinta Mareykanka.

Xigasho Radio Andalus.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay.
Next: Weeraro Kala Duwan Oo Ka Kala Dhacay Gobalada Gedo Iyo Sh/dhexe.

Related Stories

Dagaallo Askar Badan Looga Dilay DF Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Askar Badan Looga Dilay DF Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.

November 24, 2022
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -30-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -30-4-1444 Hijri

November 24, 2022
Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Warar

Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

November 24, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.