Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Markale Dib Kaga Qarxay Deegaanka Dac-dheer Ee Gobalka Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Markale Dib Kaga Qarxay Deegaanka Dac-dheer Ee Gobalka Galgaduud.

calamada April 24, 2016 1 min read
180

dac-dheer-1Iyadoo maalintii shalay deegaanka Dac-dheer oo ka tirsan gobalka Galgaduud islamarkaana ah deegaan dhaca xadbeenaadka u dhaxeeya gobalka Galgaduud iyo dhulka Itoobiya xooga kaga heysata Somaliya uu ka qarxay dagaal u dhaxeeya maleeshiyaatka Ridada Liyuu Boolis iyo dadka shacabka ayaa waxaa saaka markale dagaalka dib kaga qarxay deegaankaasi.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii ay weerar soo qaadeen maleeshiyaatka Amxaarada ku adeegata ee Liyuu Boolis kuwaasi oo lagu jabiyay dagaalkii shalay ka dhacay deegaankaasi.

Dagaalka ayaa sidoo kale ku fiday gooba hor leh sida agagaarka deegaan lagu magacaaba Miir-cowleed oo gobalka Galgaduud ka tirsan’waxaana dadka deegaanka helayaan gurmad ballaaran oo dhanka ciidanka ah kaasi oo kaga imaanaya degmooyin iyo deegaana ka tirsan gobalka Galgaduud.

Maleeshiyaatka Amxaarada cusub ee Liyuu Boolis ayaa iyaguna helayo gurmad kaga imaanaya dhanka Cabdi Ileey oo ah wakiilka dowlada Itoobiya ee dhulka Somali Galbeed’waxeyna maleeshiyaatka Liyuu Booliska ee Ridada ah xasuuq kula dhaqaaqayaan dad iyo xoolaha ku dhaqan deegaanadaasi.

Dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Dacdheer ee gobalka Galgaduud ayaa dhimashadu waxey ku dhawdahay Labaatan meeyo ruux oo labada dhinac ah iyo dhaawaca tiro intaa ka badan’iyadoona sidoo kale maleeshiyaatka gaala raaca Liyuu Boolis ay gubeen guryo halkaasi ku yaalay.

Dagaalkan galay maalintii labaad ayaa imaanaya xilli maleeshiyaatka Liyuu Booliska ay ku amreen dadka ku dhaqan deegaanka Dac-dheer in gabi ahaan isaga guuraan deegaanka taasi oo qeyb ka ah dhul ballaarsiga ay wado dowlada Itoobiya islamarkaana ay ku dooneysa iney ku qabsata guud ahaan dalka Somali.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerara Culus Oo Ka Dhacay Degmo Iyo Deegaan Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Maleeshiyaatka Dowlada Oo Dilal Iyo Dhac Ka Geystay Duleedka Bardaale.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 19, 2022
Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.