Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Sarkaal Iyo Askar Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Sarkaal Iyo Askar Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

January 23, 2023

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay ka deganyihiin deegaanka Singaleer ee duleedka magaalada Kismaayo, halkaas oo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiinta.

Inta la ogyahay waxaa dagaalkaasi ku dhaawacmay saddex murtad oo kala ah taliyaha guud ee saldhigyada Singaleer iyo Buundada Wirkoy murtadka lagu magacaabo Suleymaan Qurtoley, Maxamud Ilka-case oo ka mid ahaa maleeshiyaadka Riddada iyo Maxamuud Mataan oo ahaa askari murtad ah.

Dhanka wilaayada Baay waxay ciidamada Mujaahidiintu gelinkii dambe ee shalay dagaal culus ku qaadeen fariisinka maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin afafka hore ee saldhigga ciidamada xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor, lama soo sheegin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka.

Geesta kale ugu yaraan 1 askari oo murtad ah ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhaawacmay dagaal culus oo maalin ka hor ay Mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay ka deganyihiin deegaanka Goof-gaduud Buurey ee dhaca duleedka magaaalda Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Continue Reading

Previous: Akhriso Xarakada Oo Sheegtay In 34 Xubnood Lagu Dilay Howlgalka Socda Ee Xamar.

Related Stories

Akhriso Xarakada Oo Sheegtay In 34 Xubnood Lagu Dilay Howlgalka Socda Ee Xamar.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xarakada Oo Sheegtay In 34 Xubnood Lagu Dilay Howlgalka Socda Ee Xamar.

January 22, 2023
Dhagayso Andalus Oo Toos U Tabinaysa Howlgalka Ka Socda Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Andalus Oo Toos U Tabinaysa Howlgalka Ka Socda Muqdisho.

January 22, 2023
Dhagayso Inqimaasi Xaqiijiyay In Uu Gacantiisa Ku Dilay 16 Xubnood.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Inqimaasi Xaqiijiyay In Uu Gacantiisa Ku Dilay 16 Xubnood.

January 22, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.

November 30, 2022
Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.