Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose.

January 24, 2018

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaallo culus ku qaadeen saldhigyo iyo difaacyo ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen deegaano ka tirsan gobalka Shabeelada hoose ee Konfurta dalka Somalia.

Dagaaladan waxey Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen difaacyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen deegaanada Numbar-60 iyo Golweyn oo ka wada tirsan gobalka Shabeelada hoose.

Dagaaladan waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobalka Shabeelada hoose.

Dadka deegaanadaasi waxey warbaahinta u xaqiijiyeen in dagaaladaasi ay ahaayeen kuwoo aad u xoogan islamarkaana ay jirto khasaara kala duwan oo ciidamada Shisheeyaha lagu gaarsiiyay Labadaasi dagaal.

Dagaaladan waxey kusoo aadayaan xilli saacadihii lasoo dhaafay qaraxyo iyo weeraro dhabba gal ah oo ka dhacay wadada isku xirta Afgooye iyo Marko ciidamada Kufaarta AMISOM looga gubay Afar gaari kuwaasi oo wali yaala goobihii lagu gubay,sidoo kale weerardaasi waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday askar fara badan oo shisheeyaha ka tirsan.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Shacab Careysan Oo Dabad Qabad Siiyay Saldhiga Ciidamada Kenya.
Next: Liibaan Xasan Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Daawo Suldaanka Beesha Waceysle Oo Cadeeyay In Beesha Diyaar U Tahay La Dagaalanka Xasan Garguurte.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Suldaanka Beesha Waceysle Oo Cadeeyay In Beesha Diyaar U Tahay La Dagaalanka Xasan Garguurte.

November 23, 2022
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-4-1444-Hijri

November 23, 2022
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-4-1444-Hijri

November 22, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.