Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Iyo Qarax Markale Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Iyo Qarax Markale Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.

October 2, 2018

Saacadihii lasoo dhaafay waxey ciidamada Mujaahidiinta Howlgalo xiriir ah ka kala fuliyeen qeybo ka mid ah Wilaayaatka Hiiraan iyo Shabeelada hoose oo kala dhaca Bartamaha iyo Konfurta dalka Somalia.

Hadii aynu ku hormarno dhanka Wilaayada Hiiraan waxey ciidamada Mujaahidiinta Howlgalo isugu jira Kamaa’in iyo Qarax la beegsadeen Kolanyo ka kooban Kufaarta Xabashida Itoobiya,Murtadiinta Jabuuti oo ay la socdaan Murtadiin Somali ah.

Weeraradan waxa ay ka wada dhaceen agagaarka deegaanka Garazyaani oo ah ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Beledweyne,Kamaa inada ayaa gaaraya ilaa saddex Weerar oo dhabba galyo ah kuwaasi oo khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay cadowga allaah.

Isla kolanyadan ka kooban Kufaarta iyo Murtadiinta ayaa galinkii dambe ee maanta qarax culus lagula beegsaday agagaarka deegaanka Garazyaani kaasi oo sidoo kale khasaara kale lagu gaarsiiyay.

Waxaa Xusid Mudan in kolanyadan maalintii Saddex-aad ay la kulmeen weeraro culus waxeyna  Saddex Maalmood muddo hadda laga jooga kasoo baxeen kolanyadaasi magaalada Beledweyne waxeyna kusii jeedaan degmada Halgan oo ay ku go’doon sanyihiin ciidamada Xabashida Itoobiya oo hadda ay sahay u wadaan.

Marka laga hadlayo Masaafada ay isku jiraan Beledweyne iyo Halgan waa 50 KM sida caadada ahna 50-km waxaa loo socdaa wax ka yar saacad kuma sii jirta markii lagu socdaalaya wado Laami ah sida Laamiga u dhaxeya Halgan iyo Beledweyne.

Balse arinta la yaabka ah waxey tahay Kolanyadan isugu jirta Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Murtadiinta Jabuuti waxey muddo Saddex maalmood oo xiriir ah ku socdaalayaan wadada isku xirta Beledweyne iyo Halgan iyagoona wali gaarin deegaanka Halgan oo 50 km u jira halka ay kasoo baxeen oo Beledweyne ah.

Tani ayaa  cadeyn buuxda u ah Jabka iyo fashilka xoogan ee heysata Kufaarta iyo Murtadiinta waxaana xusid mudan in Kolanyadan Xabashida Itoobiya iyo kuwa Jabuuti isugu jirta iyaguba weey dareensanyihiin iney fashil iyo Jab xoogan ay dhex dabaalanayaan maadaada masaafo loo socda wax ka yar hal saac ay iyagu usocdaan wax ka badan muddo 72 Saac ah iyagoona wali aanan gaarin halkii ay u socdeen.

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Istish-haadiyada Lala Beegsaday Saraakiisha Midowga Yurub.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-4-1444 Hijri

November 22, 2022
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-4-1444 Hijri

November 22, 2022
Dagaal U Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Dhacay Sool.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal U Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Dhacay Sool.

November 22, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.