Barnaamijka Booqashada Andalus oo Todobaad kasta maalinka Jimcaha laga baahiyo idaacadda Andalus ayaa todobaadkan waxay soo qaateen Booqasho ay ku tageen Machad ay si gaar ah u leedahay beel ka mid ah beelaha daga gobolka Bay.
Marka aad Dhageysato ardaydu heerka ay diinta barashadeeda ay ka gaareen waxa ku qabanaya qiiro badan.