Dhagayso: Tarjamada Afsoomaaliga Ee Kalimadda Cusub Ee Sheekh Abuu Cubeyda.

Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan waxay idin soo gudbineysaa tarjamada Afsoomaaliga ee kalimad dhawaan uu jeediyay amiirka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeyda, taas oo uu kaga hadlay xaaladda Shaam.

Sheekha wuxuu fariintan cusub kusoo gudbiyay talooyin iyo towjiihaat ku socoda Reer Shaam oo wajahaya ol ole milliteri oo ballaaran oo uga imaanaya dowladaha ugu weyn caalamka.

Halkan ka dhagayso Tarjamada Afsoomaaliga ee Kalimadda Shekh Abuu Cubeyda Ee Shaam

Comments are closed.