Dhageyso Abwaan Taakoow Macalin Ciise Oo Gabay Cusub Tiriyay (Farmaajo Yaa Ku fahansiiya).

Abwaan Taakow Mucalim Ciise oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda caanka ku ah difaaca diinta Islaamka ayaa tiriyay gabay cusub oo muhiim ah.

Gabaygan cusub ayuu Abwaan Taakow Mucalim Ciise cinwaan uga dhigay Yaa Ku Fahamsiiya,gabaygan ayuu Abwaanka si gaar ah kula hadlayaa Murtad Farmaajo iyo guud ahaan Kooxda Ridada Somalia.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Gabayga Cusub Ee Abwaan Taakow Mucalim Ciise.

Calamada.com

Comments are closed.