Dhageyso Kulan Ballaaran Oo Dhexmaray Beesha Sade Iyo Shabaabul Mujaahidiin.

Kulan ballaaran oo u dhaxeeya Beesha Sade iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka dhacay deegaan ka tirsan gobalka Gedo.

Kulankan waxaa isugu yimid mas’uuliyiin ka socota Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ugu horeeya Waaliga gobalka Gedo iyo Waxgaradka nabadoonada iyo odayaasha dhaqanka beesha Sade.

Gaba gabadii kulanka waxaa laga soo saaray dhowr qodob oo ay isku afgarteen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo beesha Sade.

Sidoo kale Abwaanada beesha Sade iyo Abwaano kale ayaa goobta ka qaaday shirib iyo gabayo xiiso badan oo qaarkood ay si aad ah ugu weerareen Farmaajo.

Halkan Ka Dhageyso Kulanka Iyo Qodobada Laga Soo Saaray.

Halkan Ka Dhageyso Shiribka Farmaajo Waa Nus Fircoon.

Calamada.com

Comments are closed.