Dhageyso Askar Gaari Dagaal Iyo Hub Kala Goostay Dowlada Federaalka.

gaari cabdi bile qaniimo ahMaamulka Mujaahidiinta ee WI Sh hoose ayaa idaacadda islaamiga Andalus soo gaarsiiyay in gacanta lagu hayo tiro askar murtadiin ahayd oo kasoo baxday sufuufta cadowga.

Askartan ayaa lasoo goostay gaari noo Cabdi Bilaha ah Iyo hub waxayna isuu soo dhiibeen maamulka Mujaahidiinta ee ka arrimiya  deegaano hoos taga degmada Baraawe.

Askartan ayaa waxay sheegeen inay ka mid ahaayeen maleeshiyaadka ku sugan Baraawe iminkana ay soo fahmeen inay ku socdeen waddo khaldan ayna u towbadkeeneen Allaah.

Maamulka Mujahidiinta wuxuu ballan qaaday inuu saxaafadda usoo bandhigi doono askarta iyo gaariga ay la yimaadeen.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.

Calamada.com

1 Comment
  1. abu muslim says

    Waa guul mujahideenta caalamka allah hadhowro
    Futuuxaadna hasiiyo

Comments are closed.