Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Nolasha Ku Qabtay Askari Ka Tirsan Dowlada Federaalka.

mujaahidiinta-alshabaab-sayfWararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ee bartamaha Somali ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin nolasha ku qabteen askari ka tirsanaay dowlada Ridada federaalka gaar ahaan kuwa loo yaqaana Macaawisleyda.

Maleeshiyaatka Murtadiinta ayaa weerar kusoo qaaday degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan’iyadoona maleeshiyaatkaasi dagaal culus kala kulmeen dhanka ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in ciidamada Mujaahidiinta ay nolasha ku qabteen hal askari’waxeyna warar hoose sheegayaan in dowlada federaalka tiro askar ah looga dilay weerarkaasi.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Idaacada Andalus.

Calamada.com

2 Comments
  1. Anonymous says

    asc

  2. maxamud sheekh maxamed says

    mujahidiinta ilahow sii guul

Comments are closed.