Dhageyso Askari Taliyihiisa Soo Dilay Oo Shabaabul Mujaahidiin Isku Dhiibay.

makaroofan 11Wararka ka imaanaya gobalada Jubbooyinka ayaa sheegaya in maamulka Islaamiga magaalada Jilib uu gudaha magaaladaasi kusoo bandhigay askari ka tirsanaay maamulka gaala raaca Axmed Madoobe ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo.

Askarigan ayaa goobta loogu qabtay Towxiidka isagoo lasoo goostaya qori AK47 iyo booshkiisa waxaa goobta Ashahaadateynka loogu qabtay ku sugnaay mas’uuliyiin ka tirsan wilaayada iyo qaar ka mid ah eheladiisa.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay askarigan oo lagu magacaabo Cabdi Qaadir Xasan Kaahiya waxa uu si aad ah kaga sheekeeyay sida uu uga soo baxay magaalada Kismaayo’isagoona sheegay inuu horay usoo dilay sarkaalkii isaga taliyaha u ahaa.

Halkan Ka Dhageyso Askariga Towbadkeenka Ah.

Calamada.com

Comments are closed.