2 thoughts on “Dhageyso Axmed Daaci Oo Ka Hadlay Isku Day Dil Uu Ka Badbaaday.

  1. Murtad waa diliyo ceegointuu dunida joogaaye
    Aakhirana dab naaraa sugiyo diiran hilib kiise
    Shabaabaa ku daba jiray baryahan duhur dharaareede
    Dabin baa u wada yaal kurtood dayna maayaane
    Doofaar kufrigu tababaroo daaqsan wee yaane
    Dulmigiyo fasaad kay wadaan way u dilayaane
    Daashash kiyo guryahay baaran baa loo daldalayaaye
    Murtad waa xasuuq iyo diloo dayso malahayne
    Dameerada camiilkaw ahaa doocif laha gaalka
    Dockastaba kurtood laaya waa daalin iyo tuuge
    Dumarkay kufsanayaan kajara waa dirkii karale
    Daamur iyo dhunkaal siiya waa dirkii karale
    Dambiilaha nijaas kaa diloo gawrac ugu duuga
    Dakanada is gaadhiyo kajara diifta shacab keena
    Daaci ugu horaysiiya iyo dumarka kii baarta
    Ku danaysta yaashii kufrigu nagu daguugaayey
    Dubkeeniyo jerkeen may lohoo nooma diir nixine
    Dila oo xasuuqoo shuftada qaada dagal kooda
    Shabaabow digtoonow adaan gaal ku dagahayne
    Ka difaaca diintiyo dalkiyo duunyadiyo maati
    Daaraha firdowsaad kocoo doonta waa guule
    Xuurarciin dahiran baa jiree dalabka gaadh siiya
    Rabaa idin ku darajaynayee daaliboo raadsha
    Dayuus bare dagaagaa jiroo gaal diyaar sadaye
    Daaquud qarsoon baa jiriyo dacarti dhuun kaale
    Yey idinku dagi diin bugiyo doolar gaal siiyey
    Culumada dulowdee Islii kaba dukaamaysan
    Diir nixi ay maayaa haduu daqar na gaaraaye
    Dhiig bay ba ugu deeqayeen duhur cad gaal kiiye
    Dambigoodu buuraha ka culus duuma laysaguye
    Digtoonaan kaqaba awyadaa diinta gadanaayey
    Dufan iyo hunguri baa hodiyo doolar kaydsadaye
    Faqri baa dubkoodiyo kujiro diirka oogadaye
    Duhur bay ridoobeen ku wii maykal soo diraye
    Digtoonow shabaabow kufrigu jeerkan waa dumaye
    Diloo laaya gaal iyo nin kii dabadi rooraayey
    Daqar wada xanuun liyo jig culus daawo uga yeela
    Dambas kulul liqsiiyoo shuftada daamur quud siiya

Comments are closed.