Dhageyso Barnaamijka Booqashada Al-andalus.

booqashadaBarnaamijka Booqashada Al-andalus oo ah barnaamij cusub oo dhawaan ay soo kordhisay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa ah barnaamij todobaadle ah oo xiiso badan.

Barnaamijka Booqashada Andalus waxaa todobaadkii labaad lagu soo gudbiyay booqasho idaacada Islaamiga ah ee Andalus ay ku tagtay degmooyinka iyo deegaanada Wilaayada Islaamiga Mudug’iyadoona Idaacadu u kuura gashay hormarka guud ee ka jira wilaayadaasi.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.