Barnaamijka Booqashada Andalus waxa uu ka mid yahay barnaamijta ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’barnaamijka waa barnaamij todobaadle ah oo Jimca walba ka baxa Idaacada Andalus.
Barnaamijka waa barnaamij xiiso leh oo Idaacada Todobaakiiba ay goob ku booqata’todobaadkan waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kusoo bandhigtay oo ay ku booqatay deegaanka Iidaale ee Wilaayada Islaamiga Baay Iyo Bakool halkaasi oo xarun u ah maamulkii Islaamiga magaaalada Baydhabo waxeyna Idaacadu xooga saartay una kuura gashay sida shacabka magaalada Baydhabo ugu soo xukun tagaan maxkamada Islaamiga ee deegaankaasi oo ah maxkamadii ku taalay Baydhabo xilligii Mujaahidiinta ay maamulayeen magaaladaasi.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.
Calamada.com