Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Degmada Kamsuuma.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa barnaamij Todobaale ah oo soo gala maalin kasta oo jimce ah 1:30 duhurnimo, celiskiisana habeenka Sabtida 9:00 fiidnimo.

Barnaamijka maaanta oo ay taariikhdu tahay 11-bisha Shacbaan-sanadka 1439 Hijri waxey Andalus kusoo gudbisay booqasha ay ku tagtay degmada Kamsuuma ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka,waxeyna Andalus sigaar ah Barnaamijka ugu kuura gashay Taariikhda degmada Kamsuuma iyo hormarada ay ku tilaabsadeen bulshada degmadaasi.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.