Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Machadka Abuu Bakar Al-sidiiq.

Barnaamijka booqashada Andalus waa barnaamij Todobaale ah oo soo gala maalin kasta oo jimce ah 1:30 duhurnimo, celiskiisana habeenka Sabtida 9:00 fiidnimo.

Barnaamijka maaanta oo ay taariikhdu tahay 04-bisha Shacbaan-sanadka 1439 Hijri waxey Andalus kusoo gudbisay booqasha ay ku tagtay Machadka Abuu Bakar Al-sadiiq oo ah Machad ay leedahay Beesha Reer Siyaad oo ka tirsan beelweynta Mareexaan,waana xaflad lagu soo xirayay machadka.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

1 Comment
  1. xafso xasan xasan says

    Mashaa Allah

Comments are closed.