Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Machadka Imaamu Shaafici.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.

Maanta oo Jimco ah oo ay Taariikhud ku beegantahay 14-bisha Jamaadul Aakhar-1439 Hijri Idaacada Islaamiga ah ee Andalus waxey Barnaamijka Booqashada Idaacada Andalus kusoo gudbisay kuna booqatay Machadka Imaamu Shaafici Ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

1 Comment
  1. Al mujaahid abu Bukhaari says

    masha Allah illahow mujaahidiinta barakeeyo

Comments are closed.