Barnaamijka Booqashada Andalus oo ah barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacadda Andalus maalin kasta oo jimce ah, waxa todobaadkan lagu booqday ceelasha ugu mashquulka badan ee ay kusoo jabeen dadka abaaruhu saameeyeen. Gaar ahaan wilaayada shabeelaha hoose.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka Booqashada.