Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Tartanka Quraanka Ciidamada Mujaahidiinta Mudug.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa barnaamij Todobaale ah oo soo gala maalin kasta oo jimce ah 1:30 duhurnimo, celiskiisana habeenka Sabtida 9:00 fiidnimo.

Barnaamijka maaanta oo ay taariikhdu tahay 8-bisha Shawaal-sanadka 1439 Hijri waxey Andalus kusoo gudbisay Tartan Quraan Akhris ah oo loo qabtay Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga Mudug.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.