Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus Iyo Tartanka Quraanka Kariimka.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa barnaamij Todobaale ah oo soo gala maalin kasta oo jimce ah 1:30 duhurnimo, celiskiisana habeenka Sabtida 9:00 fiidnimo.

Barnaamijka maaanta oo ay taariikhdu tahay 23-bisha Ramadan-sanadka 1439 Hijri waxey Andalus kusoo gudbisay Tartan Quraan akhris ah oo loo qabtay dadka waaweyn kaasi oo ka dhacay magaalada Kuunyo Barow ee Wilaayada Islaamiga Shabeelada Hoose,

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.