Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus iyo Waxqabadka Mu’asasadda Al-xikmah.

Barnaamijka booqashada Andalus waa barnaamij Todobaale ah oo soo gala maalin kasta oo jimce ah 1:30 duhurnimo, celiskiisana habeenka Sabtida 9:00 fiidnimo.

Barnaamijka maaanta waxaan kusoo qaadanaynaa booqasho aan ku tagnay Mu’asasad dhawaan laga furay degmada Jilib oo lagu barto farsamooyin kala duwan iyo tarbiyadda caruurta.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka.

Comments are closed.