Dhageyso: Barnaamijka Booqashada Andalus 12-02-1438 Hijri.

booqashadaBarnaamijka Booqashada Andalus waxa uu ka mid yahay barnaamijta ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’barnaamijka waa barnaamij todobaadle ah oo Jimca walba ka baxa Idaacada Andalus.

Barnaamijka waa barnaamij xiiso leh oo Idaacada Todobaakiiba ay goob ku booqata’todobaadkan waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kusoo bandhigtay booqasho ay ku tagtay deegaanka Goofgaduud Shabeelow ee wilaayada Islaamiga Baay Iyo Bakool oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Calamada.com

Comments are closed.