Barnaamijka Faafreebka Wararka waxa uu ka mid yahay barnaamijta habeen laha ah ee ka baxa Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus marka laga reebo habeenka Sabtida’barnaamijka waxaa lagu soo gudbiyaa wareysiyo iyo dhacdooyinka habeenkaasi ka cusub dalka iyo guud ahaan caalamka
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka.
Calamada.com