Barnaamijka Faafreebka Wararka waxa uu ka mid yahay barnaamijta habeen laha ah ee ka baxa Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus marka laga reebo habeenka Sabtida’barnaamijka waxaa lagu soo gudbiyaa wareysiyo iyo dhacdooyinka habeenkaasi ka cusub dalka iyo guud ahaan caalamka.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka.
Calamada.com
ASC
Gaalada aan Dariska nahey sida Xabashida,Kenya iyo Ugandha ma ogola in labo nini ama labo naagood wax iska raadiyaan qaasatan Ugandha,Marka waxeey adeegsanaayaan Niman murtadiina oo qaaimiina oo taangiyada afrikaanta ku dhuunto marka inshaallah aaqqiirka maxkamad islaamiya aa lasoo hor istaajin doonaa,Gaaladaan afrikaantaana weey iska carari doonaan markeey daalaan