Barnaamijka todobaadkan waxa lagu booqday Xaflad Qalin jabin ah oo lagu soo xirayay Machad si gaara ay u leedahay beesha Jiidde ee degta wilaayada Shabeelaha Hoose, waxa xafladda kasoo qayb galay masuuliyiinta wilaayada shabeelaha Hoose iyo waxgaradka beesha Jiidde.