Dhageyso Bulshada Degmada Tiyeeglow Oo Goob Fagaara Ah Lagala Hadlay.

img_7122_1024x683Saraakiil ka tirsan maamulka Islaamiga degmada Tiyeeglow ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo odayaasha dhaqanka ayaa goob fagaara ah kala hadlay shacabka ku dhaqan degmadaasi.

Mas’uuliyiinta fagaaraha ka hadashay ayaa dadka ku dhaqan degmadaasi ugu bishaareeyay khasaaraha culus ee maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka lagu gaarsiiyay dagaalkii maalintii shalay ka dhacay duleedka degmadaasi.

Odayaasha beelaha ku dhaqan degmada Tiyeeglow ee fagaaraha ka hadlay ayaa wacad ku maray in degmadooda ay ka difaacan doonaan weerar walbo oo kaga yimaada dhanka ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaatka Murtadiinta.

Odayaasha dhaqanka waxey sidoo kale goobta fagaaraha ka sheegeen in naf iyo maal ay ku garab taaganyihiin ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee u dagaalamaya difaaca diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta.

Munaabaddaan waxey kusoo aadeysa xilli ay sii kordhayaan tirada askarta dowlada Ridada federaalka looga dilay dagaalkii saacadihii lasoo dhaafay duleedka degmadaasi ka dhacay’iyadoona Shabaabul Mujaahidiin si buuxda u maamulayaan gacantana ugu hayaan degmada Tiyeeglow ee gobalka Bakool.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Fagaaraha Tiyeeglow.

Calamada.com

2 Comments
  1. abuu sakariya says

    allaahu akbar allow guulee dhaamaan muslimiinta iyo mujaahidiinta gaalada iyo inta lasocotana qabo oo jabi

  2. cabdul caziiz nuur muumin says

    Allahayow guuley mujaahidinta meel kaste oo aduunka ay ka joogaan

Comments are closed.