Dhageyso Bulshada Muqdisho Iyo Afgooye Ku Nool Oo Safar U gala In Sharciga Islaamka Lagu Kala Saaro

booqashadaIdaacadda Andalus ayaa todobaadkan kusoo qaadatay Barnaamijka todobaalaha ah ee Boqoashada Andalus arrin aad loogu farxo, taasi oo ah in bulshada ku dhaqan magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ay safar usoo galaan si loogu kala xukumo sharciga islaamka, iyagoo yimaadda hadba halka ugu dhow ee Maxaakimta Mujaahidiintu ay ka furanyihiin.

Barnaamijkan ayaa ah kii labaad ee lagu soo qaato sida ay u shaqeeyaan maxaakimta sharciga islaamka wax ku xukuma ee ka shaqeeya dhulka Mujaahidiintu ka taliyaan, iyadoo barnaamijkan kii ka horreeyay lagu soo qaatay Bulshada Baydhabo ku nool oo Iidaale usoo xukun doonanaya.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.  

 

Comments are closed.