Dhageyso Culimada Somaliyeed Oo Markale Ka Hadlay Doorashada.

Retro microphone on stageIyadoo qeybo ka mid ah goobaha Kufaarta iyo Murtadiinta ay kaga suganyihiin dalka Somali ay ka socota doorasho gaaleed gaar ahaan kuwa loo yaqaana doorashada aqalka hoose waxaa arintaasi markale ka hadlay Culimaa’udiinka Soomaaliyeed.

Sheekh Cumar Xayaakallaah oo la hadlayay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa xusay in gaalnimo ay tahay xildhibaanimada maadaama Shaqadooda ay tahay sharci dajin taasi oo muujineysa in xukunka iyo Sharciga ay ku heystaan Allaah SWC.

Sheekha ayaa sidoo kale ugu baaqay shacabka ineysan ku sirmin doorasha gaaleedyada ay gaaladu ka wadaan gudaha dalka Somali.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Xayaakallaah.

Calamada.com

Comments are closed.