Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Dadka Deegaanka Laanta-buuro Oo Ka Hadlay La Wareegida Alshabaab Ee Deegaankaasi.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Dadka Deegaanka Laanta-buuro Oo Ka Hadlay La Wareegida Alshabaab Ee Deegaankaasi.

calamada March 1, 2016 1 min read
204

kaxda deegaankaIyadoo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin dagaal la’aan ay kula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Laanta-buuro oo ka mid ah deegaanada dhaca wadada xiriirisa magaalada Marka iyo degmada Afgooye ayaa arintaasi waxaa ka hadlay dadka deegaankaasi.

Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka Laanta Buuro oo la hadlay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa sheegay in gabi ahaan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka isaga carareen deegaanka islamarkaana u dhaqaaqeen dhanka degmada Afgooye.

Dadka deegaanka ayaa xusay in dhibaatooyin u badan xarig iyo dhac ay kala kulmijireen maleeshiyaatka dowlada Federaalka’waxeyna carabaabeen iney si aad ah ugu farxeen la wareegida Mujaahidiinta ee deegaankaasi.

Deegaanka Laanta-buuro ayaa ah xero aad u weyn waxeyna mudadii sanadaha ahaa ee deegaankaasi ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka dowlada lagu tababaray xerada deegaanka maleeshiyaat aad u fara badan oo ah kuwa dowlada Ridada federaalka.

Halkan Ka Dhageyso Dadka Deegaanka Laanta-buuro.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Axmed Madoobe Oo Ka Hadlay Fashilka AMISOM.
Next: Dowlada Kenya Oo Ka Walwalsan Weeraro Alshabaab La Beegsadaan Garoomada Diyaaradaha Kenya.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.