Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Baardheere.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Baardheere.

May 27, 2017

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen degmada Baardheere oo ka mid ah goobaha shisheeyaha duulaanka kaga suganyihiin gobalka Gedo.

Dagaalkan waxey sigaar ah Shabaabul Mujaahidiin ugu qaadeen difaacyada ciidamada Nasaarada Kenya ay ka sameysteen duleedka degmadaasi.

Dhawaaqa rasaasta culus iyo midda fudud ee la isku adeegsaday dagaalka ayaa si aad ah looga maqlayay gudaha iyo duleedka degmada Baardheere.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in dagaalkan oo ahaa mid culus ay jirto khasaara shisheeyaha Nasaarada ah ah lagu gaarsiiyay.

Dagalkan ayaa imaanaya xilli dhawaan weerar kamiin ah oo ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen duleedka degmada Luuq ee gobalka Gedo ay ku dileen taliyihii maleeshiyaatka ilaalada ka ah garoonka diyaaradaha degmada Luuq.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Dagaalka Baardheere.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Dhageyso Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Mahadaay.
Next: Askar Lagu Dilay Duleedka Degmada Jowhar.

Related Stories

Mujaahidiinta Oo Toogasho Ku Dilay Askari Kasoo Badbaaday Duullaankii Cowsweyne.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Toogasho Ku Dilay Askari Kasoo Badbaaday Duullaankii Cowsweyne.

November 29, 2023
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-05-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-05-1445 Hijri.

November 29, 2023
Shil Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Dalka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Shil Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Dalka Itoobiya.

November 29, 2023

Sawirro

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.

November 28, 2023
Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.

November 26, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 25, 2023
Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.

November 23, 2023
Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.

November 22, 2023
Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.

November 20, 2023
Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.

November 17, 2023
Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.

November 16, 2023
Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.

November 13, 2023
Daawo+Dhagayso: Falastiinigii Hurdada U Diiday Yahuudda Oo Ku Shahiiday Qudus.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Falastiinigii Hurdada U Diiday Yahuudda Oo Ku Shahiiday Qudus.

November 6, 2023
Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.

November 5, 2023
Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.

October 31, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.

October 26, 2023
7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.

October 24, 2023
Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.

October 24, 2023
Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.

October 22, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.