Saalax Nuux Ismaaciil oo ku magacdheer (Saalax Bad-baado) islamarkaana ah Aabe 57 jir ah, oo soo maray maraaxil kala duwan oo taariikhi ah ayaa ka mid ahaa halyeeyadii fuliyey weerarkii maanta, kaas oo uu Allaah ka soo bad-baadiyey kufriga iyo ridada, ka dibna tusay wadada Jihaadka iyo Istish-haadka ilaa ugu dambeyntii uu noloshiisa ku soo gabagabeeyey halkaas.
Saalax wuxuu ku dhashay degmada lagu magacaabo Gar-Adag oo ka tirsan gobolka Sanaag sanadkii 1960-kii. Wuxuu waxbarashadiisa hoose iyo dhexe ku soo qaatay degmooyinka Shiikh iyo Ceerigaabo, ugu dambeyntiina Dugsiga sare kaga soo baxay magaalada Hargeysa ee Xarunta gobolka Waqooyi-Galbeed.
Wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan golaha dhawaaqiida ee kooxda ridada Soomaaliya sanadihii 2000 ilaa 2010-kii.
10-kii Febraayo ee sanadkii 2010 ayuu ka towbadkeenay falkii gaalnimada ahaa ee uu ku jiray xilligaas oo uu meel fagaare ah ka cadeeyey in uu Allaah u towbadkeenay uuna ku jiray fal gaalnimo ah.
Xilligaas wixii ka dambeeyey Saalax waxaa lagu soo dhaweeyey wilaayaatka Islaamiga, Waxaana gacmaha u furay Mujaahidiinta, Isagoona Nasiib u yeeshay in uu isaga kala gudbno wilaayaatka Islaamiga iyo furimaha dagaalka, kana qeybgalo dowraadka, Xalaqaadka iyo kulamada wadatashiga ah ilaa ugu dambeyntii uu noqday nin fahmay sidoo kalena bartay macaanida diinta Islaamka.
Wuxuu ku soo waxbartay oo uu ka soo qalin jabiyey machadka culuumta sharciga ee Cabdalla Cazaam, halkaas oo uu ku xareysnaa muddo hal sano ah, Wuxuuna sidoo kale la soo shaqeeyey Makaatib kala duwan oo uu ka mid yahay Maktabka Dacwada, Maktabka Tacliinta, Maktabka Ashbaalka, iyo Maktabka Istish-haadiyiinta oo uu hadda ka tirsanaa.
Idaacada Islaamiga Andalus ayaa wareysi gaar ah oo qiimo badan la yeelatay Saalax Bad-baado ka hor inta uusan u dhaqaaqin hadafkiisa, Wuxuuna dirayaa fariimo dhowr ah oo ku wajahan dadka Soomaaliyeed, Mujaahidiinta iyo cadowga soo duulay.
Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Saalax Bad-baado Oo Dhameystiran.
Calamada.com
Magac wacan qof kii lihi mar buu heli macaash kiise
Muraad kiyo ujeedadana waad ila malay seene
Martadiinta maantuu ka baxay magac Ilaah sheegan
Maradana jihaad kaw xidhuu helay maqsuud kiiye
Miro canab nin kii barta baa guran macaash koode
Maamuus Ilaah baan u fili maahir kii tagaye
Macbuud kiisna waa uu u dagdagay malahay sheekhiiye
Muslim kuna ducuu ugu daroo waw maqsuudeene
Madal wacan macaash iyo milgiyo mudasho qiimaysan
Maashaa allaahuye waxaad mudatay khayraade
Madaxyada intaad gaal jadhaad macatabley laysay
Maqar kiyo dhufays kaw gashood moodhar jiidhsiisay
Mayd kooda sida diga wadhuu maalmo yiil yiile
Mudashada inaad geesi tahay micidu dheeraatay
Markhaatigu wuxuu kuu qiray inadan maagayne
Murtad kiyo dawaaqiidi iyo macatb ley gaalo
Mahiigiyo ansaartiis adaa saalaxow nacaye
Adaa maalin dur kii ka baxay madashi shaydaane
Adigaan macaaash moodahayn maal aduunyaade
Adaa laabta muhashada kajaray cadaw miciin kiise
Miisaanku adiguusan lumin mahad Ilaahaye
Mukha niinta adigaan u xilan maalay qayb sheene
Miladaada adigaan ku gadan saalaxow minidi
Adaa goostay mirihii janiyo mala firdawsaade
Madaxyada markii aad gudhee macatab ley laysay
Way mala xumaadeen ku wii diinka laga miiray
Anaguna maqsuud baan ku nahay maanta libin taada
Mawlahay janeeyoo adaa helay muraad kaaye
Maamuus Ilaahay kusii maqar firdawsaade
Mashaqadi aduunyana kahoyo waa marxalad khayre
Saalaxow maqsuud baan kanahay mudashadaadiiye
Mooryaan kufriyalaysay iyo madaxyo wan gaale
Milgo iyo kusii Eebahay muunad lagu faano
Maasha alaah taqabala laah ilaahehy haidinka aqbalo shahaadadiina
Ilaaheey haka aqbalo shahaadadiisa walaalka Saalax Badbaado geesi weyn oo aan waligeey iloobin doonin waaye.