Iyadoo maanta ay tahay maalinta 18-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanadka 1437 waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa daruus iyo muxaadaraat ku aadan bishan barakeysan Ee Ramadaan.
Muxaadaraat Ramadaaniyah waa daruus taxana ah oo ay baahisa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’waxaa daruustaan soo jeedinaya Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed.
Xalqada 18-aad Waxa Uu Sheekha Kaga Hadlay Mowduuca Ah Dagaalkii Badar Qeybtii 2-aad.
Halkan Ka Dhageyso Darsigii 18-aad.
Calamada.com