Iyadoo maanta ay tahay maalinta 20-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanadka 1437 waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa daruus iyo muxaadaraat ku aadan bishan barakeysan Ee Ramadaan.
Muxaadaraat Ramadaaniyah waa daruus taxana ah oo ay baahisa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’waxaa daruustaan soo jeedinaya Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed.
Xalqada 21-aad Waxa Uu Sheekha Kaga Hadlay Mowduuca Ah Fadliga Habeenka Leylatul Qadri.
Halkan Ka Dhageyso Darsigii 21aad.
Calamada.com