Iyadoo maanta ay tahay 30-ka bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah maalintii u dambeeysay ee Ramadaan waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa darsigii ugu dambeeyay ee daruusta Xalaqaatu Ramadaan oo ahaa daruus tan iyo markii ay bilatay bisha barakeysan ee Ramadaan si toos ah uga baxayay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus.
Allaah haka ajar siiyo daruustan qayimka ah waxaa soo diyaariyay islamarkaana Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ka aqrinayay Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed kuwooda Muwaxidiinta ah.
Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Calamada iyo guud ahaan dadka Muslimiinta waxaa Allaah ka baryeynaa inuu naga wada dhigo kuwii ka faa’ideystay kuna dhaqmay daruustaasi iyo guud Allaah inuu naga wada dhigo kuwii ka faa’ideystay Allaahna uu ka aqbalo cibaadadii bisha barakeysan ee Ramadaan.
Darsiga ugu dambeeya daruustan waxa uu Sheekha kaga hadlay Sagootinta Ramadaan Iyo Aadabta Ciida.
Halkan Ka Dhageyso Darsigii 30aad.
Calamada.com