Dhageyso Darsiga Afaraad Sidee Kusoo Dhaweynaa Ramadaan?.

Iyadoo wax ka yar Afar Maalmood ay ka harsantahay bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan waxa uu webka Calamada idiin soo gudbinayaa darsigii Afaraad ee sideen kusoo dhaweynaa bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Daruustaan taxana ah ee ka hadlaya sida loo soo dhaweynaya Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa soo jeedinaya Allaah haka ajar siiyo Sheekh Mustafa Al-salafi oo ka mid ah culimada Somaliyeed kuwooda Mujaahidiinta ah.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga Afaraad.

.اللهم بلغنا رمضان و أنت راض عنا يا رب العالمين

Calamada.com

Comments are closed.